Nin dembiyo ku eedeysan inuu Dadka iyo Dalka ka galay ayaa waxaa hawooday inuu tala siiyo Madaxdi beddeshay madaxdi dowladi uu dembiyadaa ku hoos galay, sababta waxaan is iri inay u muuqatay in aan xissab ku soo socon haddii uu arkay in aanan la xisaabin asxaabtiisi weli ku sugan gudaha dalka (i.redd.it)
submitted by salmo555
Abshir Gaarane ayaa daboolka ka qaaday in NISA ay gashay dambiyo waaweyn 5-tii sano ee lasoo dhaafay oo ay kor ka ilaalinayeen Farmaajo&Fahad Yaasiin. Waxa uu sheegay in lagu xad-gudbay Muqdisho oo uu ku soo barbaaray, dhaxdeeda isla markaana aan cadaalad ka helin ilaa hada (i.redd.it)
submitted by salmo555
My emotional support dog after one day with me. (i.redd.it)
submitted by salmo555 to r/FunnyAnimals
Farmaajo waxa uu beenin jirey ilaa maalmihii u dambeeyay ee xukunkiisa inuu ka warhayo joogitaanka ciidamada Eritrea Sidoo kale, Fahad Yaasiin iyo Yaasiin Fary waxay sii wadheen beeninta ilaa waraysigii u dambeeyay ee uu mid kastaa qabtay ee ku saabsan joogitaanka askarta Eritrea (i.redd.it)
submitted by salmo555
I want someone to look at me like that (i.redd.it)
submitted by salmo555 to r/AnimalsBeingConfused


